Fasakhan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-khmay, -khantay; -khmi)

Wax liinbaxay noqosho (dhar iwm). ld fasaqan¹.

Fasakhan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-khnaa, -khnayd)

Wax la fasakhay ahaansho. ld fasaqan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fasakhan

fasakhmid | fasakhnaan | fasaqan | fasaqan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg