Fasaleeti

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

1. Maro yar oo afka lagu tirto. 2. Maro yar oo midabo leh oo haweenku madaxa saartaan; masar. ld safaleeti.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fasaleeti

masar | safaleeti |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg