Fashalan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)Wax fashal la kulmay noqosho. ld fashilan¹.
Fashalan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)Wax fashal la kulmay ahaansho. ld fashilan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fashalan ↴
fashalmid | fashalnaan | fashilan | fashilan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg