Fashaq
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. Qoyaan. 2. F. ah: wax aad u qoyan.
Fashaq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Wax aad u qoyid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fashaq ↴
fashaqi | fashaqid | fashaqin | fashaqis | fashaqsan | fashaqsanaan | fashaqsanaansho | ilfashaq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg