Fasiix

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. F. ah: qof hadalka si fiican u jeedin yaqaan. 2. Hadal bayaan ah oo si qeexan loo yiri.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fasiix

codkar | fasiixnimo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg