Codkar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

C. ah: qof hadalkiisu fasiix yahay oo figraddiisa si fiican u jeedin kara.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga codkar

afmaal | afmiinshaar | afmiinshaaree | afyaqaan | baane | codkarnimo | fasaaxad | gulaal | gulguladillaacso |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg