Fasir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld Fasiraad; fasil¹.
Fasir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Wax laga hadlayo faahfaahin ka bixin. 2. ld fasil².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fasir ↴
fasil | fasil | fasilaad | fasilan | fasilid | fasilnaan | fasiraad | fasiran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg