fayad
(m.dh)

ld fayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fayad

fayadaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax fay qaba ahaansho (xoolo ama dad).

fayadaysnaan [m.f.dh]
eeg fayadaysan. ld fayadaysnaansho.

fayadaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fayadaysnaan.

fayadhawr [m.l]
(daaw.) Qayb ka mid ah cilmiga dhakhtarnimo oo lagu barto ka hortagga cudurrada. ld fayodhow.

fayo [m.dh]
Caafimad, jiro la'aan, bedqabid. ld fayad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg