Fayaqab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xaalad jirro la'aaneed oo lagu suganyahay. 2. ld fayaqabid.

Fayaqab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Xaalad caafimaadqab ku sugnaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fayaqab

fayaqabid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg