Fayiig
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Daymo aan indhaha aad loo kala qaadeyn iyadoo la fiirinayo wax fog ama iftiin xoog badan oo indhaha ka horyimaada.
Fayiig
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Ku f.: wax indho ku baniixin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fayiig ↴
fayiigid | fayiigsad | fayiigsasho | fayiigsi | fayiigso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg