Feeragashi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Funaanad;garan ama shaati.

Feeragashi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Derin, raar iwm oo weyn oo aqal soomaaliga labada docood ama mid laga geliyo marka la dhisayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga feeragashi

funaanad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg