Feker
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(afkaar, m.dh) 1. Garasho. 2. Wax qofka maskaxdiisa ku soo dhaca oo uu iskula hadlo. ld fakar¹, fikir¹.
Feker
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Fikrad raadin. 2. Wax maan ku hayn. ld fakar², fikir².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga feker ↴
taan | uurkummaanle | afkaar | candhuuf | danayste | diyaaleetiko | fakar | fakar | fakarsan | fakarsanaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg