Candhuuf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Hoore layig ah, aan midab lahayn, qanjirrada afka nafleyda ka yimaada oo liqidda cuntada fududeeysa. ld candhuufo.

Candhuuf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(c. nafl.) Dareere biyo oo kale ah ay qanjidho candhuufeedku ku dhiiqiiyaan afka. Soo saarida candhuufta waxa nashaadiya cuntada afka ku jirta iyo urta ama ku fekerka cuntada.

Candhuuf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Ku c.: cid candhuuf ku tufid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga candhuuf

calyee | calyo | candhuufayn | candhuufee | candhuufid | candhuufo | duddun |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg