Fekersan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax fekeraya ahaansho. ld fakarsan, fikirsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fekersan

fakarsan | fakarsanaan | fakarsanaansho | fekersanaan | fekersanaansho | fikirsan | fikirsanaan | fikirsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg