Ferdibax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Iyadoo ruuxaan la adeegsanayo qof wax ka dahsoon loo sheego.

Ferdibax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

U f.: ruuxaan isku soo dejin si qof wax ka dahsoon loogu sheego.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ferdibax

ferdibbixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg