Fered
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax wanaagsan oo khayr leh. Tus. “Fered Alla ha kuu furo”. 2. Inkaar, habaar.
Fered
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rday, -redday)Qof inkaar la helid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fered ↴
ferdan | ferdid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg