Fibrinojiin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Borotiinta ku milan balaasmada dhiigga, taas oo marka si habboon loo firfircooniyo isu beddesha miiqaq fibrin oo aan milmayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fibrinojiin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg