Figee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)

Cid iyadoo caloosha dhulka loo dhigayo garbadduub u xirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga figee

oksiin | figeyn | figeysan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg