Fiidraac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Guurada habeenka qaybtiisa hore la sameeyo. ld fiidraacid.
Fiidraac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Fiid-horaad guurid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiidraac ↴
fiidraacid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg