Fiig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld fiigid.

Fiig

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, gtay)

1. Neef qalo la cararid. 2. Irdhoobid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiig

fig | fiigaal | fiigacarar | fiigacarar | fiigcararid | fiigid | fiigsan | fiigsanaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg