Fig
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld fiq.
Fig
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-gyo, m.dh)(jool.) Meesha fiigan ee buurta, ee ka dul taagan dhulka ku wareegsan ama buurta inteeda kale.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fig ↴
oksiin | allif | allife | aydiyolooji | ayid | borojekshan-toobineed | codkar | daruur-buureed | falsafo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg