Fiiqtukaale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Fiiqsi caano laga dhergey lagu sameeyo iyadoo lagu soo noqno-qanayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiiqtukaale

fiiqtukaalee | fiiqtukaaleyn | fiiqtukaaleysad | fiiqtukaaleysasho | fiiqtukaaleyso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg