Fiiro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Daymo, eegmo. 2. Feker. 3. F. gaar: wax si gaar ah in loo eego loo baahanyahay.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiiro

eegmo | maahsan | ollog | dhugmo | xutubi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg