Fiixi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Caano firfir ka keenid. 2. Wax ka dhididin. 3. Geed fuf yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fiixi

fiix | fiixid | fiixin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg