fikirid
(m.dh)ld fekerid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fikirid ↴
fekerid [m.f.dh]
eeg feker². ld fakarid, fikirid.
walaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Laba arrin kala doorashadood ku fikirid. 2. Dhibaato yar xal degdeg ah u waayid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg