Walaac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Iahawareer; isla-hadal; walwal.


Walaac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

1. Laba arrin kala doorashadood ku fikirid. 2. Dhibaato yar xal degdeg ah u waayid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga walaac

waalallow | caloolyow | caloolyow | dhabannahayn | hammi | hammi | hammisan | qaraaxad | qulub | sal-kadhaban |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg