filig
(m.l)1. Qalab yar oo inta sun lagu shubo cayayaanka lagu buufiyo. 2. Sun hoore ah oo cayayaanka lagu buufiyo.
filig
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)1. Wax nidaamsanaa kala daadin. 2. Wax iska filqid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh filig ↴
filgid [m.f.dh]
eeg filig².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg