Fin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nan, m.l)Nabar oogada nafleyda ka soo baxa oo mid xun iyo mid sanba leh; kasoobbax; dhullax.
Fin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nan, m.l)(daaw.) Nabarro yaryar oo ka soo baxa maqaarka intiisa sare. Sida badan waxa lagu arkaa jadeecada.
Shaacis, Shaaciyoow, Shaaciye, faafin, Faafis*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fin ↴
baabasiir | faafin | faafin | baafin | caafin | oofin | ooro | qaash | saafinnimo | xaalufin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg