Qaash
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. (-shash, m.l) Jaadadka warmaha dhaadheer nooc ka mid ah. 2. Finan yaryar oo wajiga dadka ka soo yaaca waqtiga kuleelaha. 3. ld haash.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaash ↴
haash | qaashaaran | qaashaarasho | qaashaaro | khaash |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

