Finjil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)Sabuul badar iniino ka fujin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga finjil ↴
dhildhil | finjilid | gufi | jawnsan | sikilo |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

