firaaqo
(m.dh)

1. Meel aan cidi joogin ama aan wax oollin. 2. Meel aan ciriiri ahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh firaaqo

fanteeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Meel firaaqo ka dhigid.

firaaqoobid [m.f.dh]
eeg firaaqow.

firaaqow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Firaaqo noqosho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg