Fircoon

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Magac boqorradii Masaaridii hore. 2. F. ah: qof naxariis la'.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fircoon

maalin firfircoone | firfircoon | firfircoonaan | firfircoonaansho | firfircooni | gudbin-firfircoon | habeen firfircoone | indhafircoon | indhafircoonaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg