Firdhan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax wada jirey oo kala yaacay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firdhan

firdhanaan | firdhanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg