Firimbi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Aalad yar oo bir ama caag ah oo leh laba dalool oo marka la afuufo sii daysa foori dheer. ld firinbi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firimbi

firinbi | seeri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg