Firsho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (-ooyin, m.l) ld farsho. Waab alaabo kala geddisan lagu iibiyo. 2. Degaan aan bacrin ahayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firsho

farsho | firshaysan | firshoobid | firshow | xerageddi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg