Fitaax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax aan ciriiri ahayn. 2. ld fitaaxid.
Fitaax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Wax waasac noqosho. ld fataax².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fitaax ↴
fataax | fataax | fataaxi | fataaxid | fataaxin | fataaxsan | fataaxsanaan | fataaxsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg