fitaaxi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax ballaarin. ld fataaxi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fitaaxi ↴
fataax [m.l]
ld fitaaxid.
fataaxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld fitaaxi.
fataaxid [m.dh]
ld fitaaxid.
fataaxin [m.dh]
ld fitaaxin.
fitaax [m.l]
1. Wax aan ciriiri ahayn. 2. ld fitaaxid.
fitaaxin [m.f.dh]
eeg fitaaxi. ld fataaxin.
fitaaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la fitaaxiyey ahaansho (xero). ld fataaxsan.
fitaaxid [m.f.dh]
eeg fitaax². ld fataax¹, fataaxid, fitaax¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg