fitilig
(m.dh)

1. (-go, m.l) Xarig yar, guntin leh oo ka laallaada dabinka oo inta godka la geliyo garangarta iyo dhidibku isuhayaan. 2. (sh.r) F. dheh: si dhegdheg ah u dhaqaaqidda ama isu rogidda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fitilig

dhidib [m.l] (-bbo, m.dh)
1. Qori dheer, xooggan, af fiiqan leh oo godadka aqal soomaaliga lagu qodo. 2. Qori yar oo godka dabinka gees laga geliyo oo lagu celiyo fitiligta. 3. ld dhidbid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg