Dhidib
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bbo, m.dh)1. Qori dheer, xooggan, af fiiqan leh oo godadka aqal soomaaliga lagu qodo. 2. Qori yar oo godka dabinka gees laga geliyo oo lagu celiyo fitiligta. 3. ld dhidbid.
Dhidib
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (xis.) Xarriiqda uu shaxan ku wanqaaranyahay. 2. (xis.) Mid ka mid ah xarriiqyada tixraac ee maguuraanka ah ee lagu isticmaalo garaaf ama habdhis kulan. 3. (xis.) Xarriiqda uu xood ama walaxi ku dul waniino.
Dhidib
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dbay, -dibtay; -dbi)Wax si adag dhulka ugu aasid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhidib ↴
saab | kaalandar | maalin dayaxeed | oordinayt | wadaamagooye | absiisa | dambeed | dhakaw | dhexroor | dhidbid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg