fiyoor
(m.l) (-ro, m.dh)

(juqr.) Bad-jiid dheer oo dhuuban oo gala dhulka xeebta badda, kaas oo leh dhinacyo tiiradoodu ay taagantahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fiyoor

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg