Fogaan-xagleedka u dhexaysa laba barood

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis.) Fogaanta u dhexaysa laba barood marka laga cabbiro xagasha u dhexeysa laba xarriqood oo mara baraha iyo bar tixraac oo wadaag ah. Tusaale ahaan fogaan xagleedka u dhexeya baraha A iyo B iyada oo loo eegayo barta T waa xagasha ATB.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fogaan-xagleedka u dhexaysa laba barood


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg