Foocaar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Saddexda xiddigood oo godintu ka samaysantahay. 2. Meesha doonyaha iyo maraakiibta lagu xiro si aan dabayshu u qaadin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foocaar ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg