Fool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

1. Weji. 2. Afarta ilig ee dhoollaha u dhexeeya midkood. 3. Jiko. 4. Toos; horay.

Fool

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dareen xanuun leh oo dheddigga qabta marka ay umulayaan.

Fool

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Qabashooyin isku xig xiga oo dhallaan iyo mandheer uga soo baxaan ilma-sidaha naag xaamilad ah.

Fool

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)

1. Ka f.: dhibaato iwm ka gudbid. 2. Ka f.: karti dheeraad ah cid kaga rayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fool

naabnaab | jaah | jaa'ifee | daafacaad | jaa'ifo | unugga Daaniyal | xaarxaaro | xaddi-foolwaa | yawyab | afarfoolle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg