Foolcarar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Naasley foolanaysa oo xanuun la luntay. ld foolcararid.

Foolcarar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Naasley xanuun la cararid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foolcarar

foolbaxso | foolcararid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg