Foolxun

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-umaa, -umayd)

Wax aan qurxoonayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foolxun

naabnaab | xaarxaaro | yawyab | fildaran | foolxumaan | foolxumow | jactad | jafaliil | kamandhuur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg