Foondhaafi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax muggiisii badar ka badan ku shubid (weel).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foondhaafi

foondhaafid | foondhaafin | foondhaafis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg