Fosforas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kiim.) Curiye bir ma ahe oo adke ah aadna u firfircoon; waana curiyaha labaad ururka V ee tusaha kalgalka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fosforas


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg