Fudayd

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Culaysyaraanta wax leeyihiin. 2. Dabci wax ka fiirsasho la'aaneed oo qof ku sifoobo. 3. ld fududaan. Firfircooni.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fudayd

aal | caaddifi | carafudayd | duulduul | fahmaysan | fudaydi | fudaydin | fudaydsad | fudaydsasho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg