Fujaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno/fanaajiin/faraajiin, m.dh)

Weel yar oo dheg leh oo sida badan dhoob ka samaysan oo dareeraha lagu shubto. ld fijaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fujaan

fanaajiin | faraajiin | fiijaan | fijaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg