Fuji
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax meel ku dheggan rujin. 2. Dharbaaxo f.: qof dhabanaanayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fuji ↴
finjil | fujin | fujisasho | fujiso | fuqsasho | fuqso | kalafuji | kalafujin | kalafujis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg